Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo Booqasho si weyn loo hadal hayo ku tagaya dalka Turkiga

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa booqasho si weyn u hadal hayaan Warbaahinta caalamka ku tagaya dhawwaan dalka Turkiga , waxaana Amiirka u bilowday maanta safar uu dalal dhoor ah uu ku marayo. Maxamed Bin Salman ayaa lagu wadaa in 22-ka bishan June booqasho ku tago dalka Turkiga, waxa uuna dalkaasi kula kulmi doonaa … Continue reading Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo Booqasho si weyn loo hadal hayo ku tagaya dalka Turkiga